Xulalka Holland Iyo Portugal Oo ka mid ah xulal aad u adag islamarkaana Heysta Ciyaartooy Tayadoodu ay aad u sareeyso ayaa maanta labadooda Min 1 goal Iyo waxba Loogaga awood Roonaaday .. saacadu marka ay aheyd 18:00 xiliga Yurub ayaa waxaa wada Kulmay Xulalka Holland Iyo Xulka Denmark waxeeyna ciyaartaas Ku soo Idlaatay 1 -0 oo ay guushu raacday Xulka Denmark oo soo bandhigay Ciyaar cajiib badan oo ay daawayaasha si aad ah u soo jiidatay waloow marki hore la isla haa Xulka denmark waa lagu durdurin doonaa Maanta .. ciyaarta Ka dib saacadu marka ay aheyd 20:45 ayaa waxaa sidoo kale wada ciyaaray Xulalka Germany iyo Portugal oo ay heyd Ciyaar aad u adag Balse waxa ay Guusha 1-0 ku Raacday Xulka Germany waxana Goal Ka u ansixiyey Xidiga reer Bayern Munchen ee asal ahaan ka soo Jeeda Wadanka spain ee lagu magacaabo Mario Gomez … Portugal ,Holland , Germany Iyo Denmark waxa ay kuwada Jiraan Group B oo lagu tiriyo in uu yahay Group ka dhimashada Maadama ay Ku kulmeen Kooxo aad U adag . waxeeyna Kooxaha Ukala Horeeyaan Sida Tan
| Group B | Kulamo ay ciaareen | Dhibcaha ay kala Leeyihiin |
| Germany | 1 kulan | 3 dhibcood |
| Denmark | 1 kulan | 3 dhicood |
| Holland | 1 kulan | 0 waxba |
| Portugal | 1 kulan | 0 waxba |
Sawirada ciyaaraha Group B hoos Ka daawo
| Group B | Kulamo ay ciaareen | Dhibcaha ay kala Leeyihiin |
| Germany | 1 kulan | 3 dhibcood |
| Denmark | 1 kulan | 3 dhicood |
| Holland | 1 kulan | 0 waxba |
| Portugal | 1 kulan | 0 waxba |
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com