Friday, May 24th, 2013

XIL MAGACAABIS GOLAHA GUB IYO GUMAADOW

ASC, Bismillaahi Raxmaani Raxiim, Marka hore waxa aan salaamayaa dhamaan xubnaha ururka  Gub iyo gumadow. Waxaa aan rabaa in aan idin soo gudbiyo qoral rasmi ah oo ku saabsan Magacaabis Ku xigeenada Koowaad ee Golaha. Waxa lagama maarmaan Noqotay in la balaariyo xubnaha sida tooska ah u shaqeeya, maadama la rabo in waxqabadka golaha lalaban laabo si hawlaha u noqdaan kuwa wax ku ool ah. Waxa khasab noqotay in qeyb waliba loo sameeyo ku xigeeno koowaad si ay u kaabaan ama u caawiyaan xoghayaha ku magacaaban shaqadaasi. Isaga oo buuxin doono markuu xoghayaha uu maqan yahay. Si shaqada golaha aanu marnaba u istaagin.

Waxa hoos ku qoran Liiska ku xigeenada koowaad kuwaasoo kala ah:-

 

1. Maxamed Macalin Isaaq(M.Yarisow) Ku Xigeenka Koowaad Arrimaha Dibada iyo Xiriirka Jaaliyadaha

2. Bashir Cali Isaaq(Baardheere) Ku Xigeenka koowaad Warfaafinta iyo Horumarinta Xiriirka Gobollada

3. Dr. Feysal Cabdullahi Mohamed Ku Xigeenka Koowaad Xallinta Khilaafadka & Nabadeynta

4. Dr. Abdulkadir Suleyman Ku Xigeenka Koowaad Daraasadka & Diiwaangelinta

5. Abdullahi Shekh Aden Ku Xigeenka Koowaad Maaliyadda

6. Abdulkadir Shekh Isaq(Kabyare) Ku Xigeenka Koowaad Arrimaha Bulshada

 

Dhamaan Xubnaha la magacaabey waxa aan u rajeynayaa in waqtigooda qaaliga ah u huraan waajibaadka Golaha. Waxa aan filayaa in ay aqbali doonaa xilalka loo magacaabey.

Mahadsanidiin

Email:gub_gumadow@hotmail.com/gub.gumadow@gmail.com

Phone: 00252615503514/0695503514

DR CABDULQAADIR CALI MAXAMED WATIIN1
GUDDOOMIYAHA GOLAHA AQOONYAHANADA
& SIYAASIINTA EE GUB IYO GUMADOW


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply