Sunday, May 26th, 2013

XASHIISHKA OO LAXAQIIJIYAY INUU DAAWO U YAHAY CUDURKA CANCER‏

Labo dhakhtar oo kamid ah saynis yahanado ka tirsan machadka pacific medical centre ayaa sheegay in xashiishku yahay dawada kaliya ee lagu joojin karo cudurka kansarka

xashiishka ayaa ah wax mamnuuc ka ah wadamo badan oo katirsan dunida sidaas daraadeed dad badan ayaa is waydiin doona sida ay macquulka u noqon karto madama uu xashiishku yahay daawo  sharci ahaan laga dhigo mid u fasaxan bulshada



Mohamed Megan

Baidoa media.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply