Monday, May 20th, 2013

Xaqiraadda Shacbiga iyo Ansixinta Xeerka Qaranka.(Fiidiyow)

Waxaa xaq u leh in ay Xeerka Qaranka Soomaaliyeed ansixiyaan shacbiga Soomaaliyeed ama gole ay soo doorteen.  In shacbiga Soomaaliyeed, Siyaasiyiinta, hey’adaha caalamiga ah iyo wadamada shisheeye intaba ay ogaadaan in xeerka qaranka iyo xaqa shacbigu yihiin laguma xad gudbaan waa lagama maarmaan.

Haddii ay hirgasho in xeer aan shacbigu qeyb ka ahayn laga ansixin karo Soomaaliya, waxaan suurto galineynaa in shacbiga Soomaaliyeed la xaqiro oo aan lagala tashan aayaha dalkooda iyo in shaqsiyaad iyo dano gaar ah laga hormariyo rabitaanka shacbiga iyo dantooda guud.  Nagala qeyb qaado ka hortagga xaqiraadda la xaqirayo shacbiga Soomaaliyeed ay xaqirayaan Mahiga iyo Wadamada Shsisheeye.
 
 
Hoos ka daawo fiidiyowga


Baidoa media
.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply