Magacyada Gudiga Afurinta Masjid Jaamaca Baydhabo 1-Gudomiye: Sh.Nuur Dheere tell: 0615593718 2-Kuxigeen Shariif Cabdalla Eelaay : 0615578320 3-Xiriiriye Bashiir Maxamed Aadan 0615590121 4-Maxamed Sh.Aadam 5- Macaani Sh.Sahal 6- C/Rashiid Sh .Maxamed Tarafiko

LIVE RADIO

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

SOMALI LINKS

Xamar waa amaan hoobiyana waa jiraa, hadal is qaadayo ma ahan.

Magaalada Muqdisho oo ay ku suganyihiin kumanaan ciidamo Soomaali ah iyo kuwa ka socda midowga Afrika ayaa waxaa ka dhacay dagaalo xoogan oo u dhexeeya ciidamadaas is kaashanaya iyo  Xarakada Alshabaab, mudo markii uu dagaalku socday, Xarakada Alshabaab ayaa lagaga awood roonaaday dagaalkii oo iskaga baxday magaalada kana aruursatay inta badan agabkii ka yaalay balse Shabaab sidaas kagama dhamaan magaalada.

Intii muda ahba magaalada waxaa ka dhacayay qaraxyo iyo dilal qorsheysan ayada oo ay dhowr qaraxyo ismiidaamin ahna ka dhaceen magaalada oo ay ku dhinteen dad fara badan.

Hadaba ayada oo ay ciidamada nabadsugida dow

free traffic boom review

lada Soomaaliya, booliska, milatariga, kuwa AMISOM ee booliska iyo milatariga iskugu jiro ka wadaan howlgalo amniga lagu sugayo laguna baadi goobayo intii ka hartay Alshabaab ayaa weli waxaa jira qal qal xaga amaanka ah.

Habeenkii xalay ahaa ayay Alshabaab madaafiicda hoobiyaha la beegsatay madaxtooyada Soomaaliya oo ah goob si weyn loo ilaaliyo balse farsamo xumo iyo khibrad la'aan darteed madaafiicdu waxa ay ku dhaceen goobaha dadka rayidka ay ku noolyihiin ee degmooyinka Wardhiigley oo ay madaxtooyadu ku taalo iyo degmada Boondheere.

Inta la ogyahay waxaa ku dhaawacmay madaafiicdaas hoobiyaha ah ilaa sadex qofood kuwaasoo la sheegay inay yihiin dad rayid ah oo aanu jirin qasaare intaas dhaaf siisan.

Su'aasha isweydiinta mudan ayaa waxa ay tahay, mar haddii Shabaab dhuumaaleysi yihiin sida ay sheegaan masuuliyiinta dowlada Soomaaliya, xagey ka imaanayaan hoobiyayaashaan?

Baidoa media.

zp8497586rq


NAGALASOO XIRIIR

baidoamedia@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Comments are closed.