Xaflad Canada loogu sameynayo gudoomiyaha cusub ee baarlamaanka Soomaaliya, mudane Jawaari
September 1, 2012 - Written by admin - Edited byadmin
gudomiyaha baarlamanka Maxamed cisman Jawari ayaa xaflad loogu sameyn doono magaalada Toronto beri oo ay tariiqdu tahay Sep 2/2012 sacaduna tahay 21:00 saaada North America.
Kasoo qayb gal wacan, wixii warbixino ahna kala xiriir teleefoonada sawirka gudoomiyaha ku dul qoran.
Baidoa media.
Like this:
Like Loading...
Nagala Soo Xiriir
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com