LIVE RADIO

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

SOMALI LINKS

Xabi Alonso oo doonaya inuu dib ugusoo laabto Liverpool.

Xidiga khadka dhexe ee kooxda Real Madrid Xabi Alonso ayaa lagu soo waramayaa inuu diyaar u yahay in uu dib ugu soo laabto kooxdiisii hore ee Liverpool.

Laacibka Spain ayaa diiday in uu heshiiska u kordhiyo kooxda Real madrid waxaana dabagal ku bilaabay macalinka Liverpool Brendan Rodgers sida cialas ay sheegtay uk time.

Tababaraha Liverpool ayaa sheegaya in uu ninkaan dib ugusoo laabanayo kooxda liverpool tababare Brendan Rodgers uu doonaya in uu laacibkaan kusoo celiyo garoonka Anfield .

Alonso ayaa hadii uu dhamaado sanadkaan waxaa uu ku biiri karaa kooxdii uu doono waxaana la sheegay in uu wali u baahan yahay in uu markale xirto funanada Reds.

Liverpool ayaa wali u muuqata koox aan kasoo kabsan dhibaatada khadka dhexe tan iyo markii uu 2009-kii ka tagay Xabi Alonso.

Aadan Xasan Maxamed, Baidoa media Sport.


NAGALASOO XIRIIR

baidoamedia@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *


*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>