Weerar bambaano oo lagu qaaday caawa xarunta dalxiiska magaalada Jowhar.

<

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelada dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in caawa fiidkii lagu weeraray  bam gacmeed xarun ay ka deganyihiin saraakiisha ciidamada dowlada Soomaaliya magaaladaas.

Weerarka oo ka dhacay xarunta dalxiiska magaala

buy generic levitra online

da Jowhar oo ku taalo xaafada Hantiwadaag ayaa waxaa lagusoo waramayaa inuusan geysan wax qasaare ah ayada oo ay sidoo kalena ciidamada dowlada ee ilaalada ka hayay halkaas rasaas badan fureen.

Qaraxa bambaanada caawa lagu weeraray xarunta dalxiiska magaalada Jowhar ayaa waxaa laga maqlay inta badan xaafadaha magaaladaas ayada oo ay maanta un ahayd markii ay ciidamada nabadsugida dowlada Soomaaliya hawlgalo xaga amaanka ah ka fuliyeen magaalada Jowhar.

Magaalada Jowhar ayaa waxaa maalin kahor la wareegay ciidamada dowlada Soomaaliya oo kaashanaya kuwa AMISOM.

Baidoa media.

zp8497586rq


NAGALASOO XIRIIR

baidoamedia@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Comments are closed.