Qaraxani maanta ka dhacay isgooska zoope ee magaalada muqdisho gaar ahaan wado yaraha tiitiinley ayaa lala eegtay gaari uu saarnaa xildhibaan ka tirsan baarlamaanka soomaaliya kaaso maraayay wadadasi xili ay qaraxa lala beegsanaayay.
Qaraxaani oo nociisa ahaa miino dhulka lagu aasay ee meel fog laga hago ayaa lala beegsaday sida wararku aynu ku helnay,
Qasaaro aan badneyn ayuu ugeestay gaariga uu saarnaa xildhibaankaani sida ay noo xaqiijiyeen dad ka deegaanka oo ka ag dhawaa halkaasi marka uu qaraxa dhacaayay aan xiriiro lasameenay.
Waxa dhaawac uu ka soogaaray xildhibaanka saarnaa gaariga iyo ciidamada la socday mudanahaasi , iyadoo laala cararay dhanka iyo isbitaalka siloola tacaalo caafimaadkiisa.
Goor dhow oo xiriir lasameenay xildhibaankaan ayaa noo sheegay in ay xaaladiisu caafimaad ay ka soo reeneeso maadaama uu ahaa dhaawaciisu mid fudud waa siduu noo shegay.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com