LIVE RADIO

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

SOMALI LINKS

Wasiirka gaashaandhiga Jabuuti oo gaaray Beledweyne.

Wasiirka gaashaandhiga dowlada Jabuuti mudane Cabdikariim Maxamuud Kaamil iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhow gaaray magaalada Beledweyne ee caasimada gobolka Hiiraan.

Wafdiga wasiirka ayaa waxaa kamid ah taliyaha nabadsugida Jabuuti Xasan Saciid iyo abaanduulaha ciidamada Jabuuti Sakariye Sheekh Ibraahim, sida

buy generic viagra

uu sheegay taliyaha ciidamada AMISOM ee gobolka Hiiraan Cusmaan Dubbad.

Wafdiga ayaa waxaa soo dhaweeyay masuuliyiinta gobolka Hiiraan ee dowlada Soomaaliya ayaga oo hada wadahadl kula jira masuuliyiintaas.

Dhanka kale, ujeedada wafdiga ayaa lagu sheegay inay tahay sidii ay ugu kuur gali lahaayeen xaalada ciidamada dowlada Soomaaliya iyo tan ciidamada Jabuuti ee qaybta ka ah AMISOM.

Booqashada wasiirka gaashaandhiga dalka Jabuuti uu ku yimid magaalada Beledweyne ayaa kusoo aadayso xili uu dhawaan wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya mudane Cabdikariin Maxamuud Xaaji Fiqi booqasho ku tagay dalal ay Jabuuti kamid tahay.

Baidoa media.

zp8497586rq


NAGALASOO XIRIIR

baidoamedia@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Comments are closed.