Kadib labo maalin oo ka socotey doorashiiyinkii wejiga koowaad ee madaxtinimada dalka Masar ayaa soo cidlaadey wejigoodi koowaad, iyadoona laga helayo natiijooyin hor dhac ah.
Dadka reer Masar ayaa mar kale waa cusub ku bariyey ka dib markey maqleen inuu Ahmed Shafi oo ra’isal wasaare kasoo noqdey dalkan Masar ka galey kaalinta labaad doorashooyinkii dhacey labadii beri lasoo dhaafey, iyadoona kaalinta koobaad uu galey Mohamed Mursi oo ka socda xisbiga lagu macacaabo Freedom and Justice kasoo matala Akhwaanul muslimiinta.
Hadaba najiiyoonka hordhaca ah ee nasoo gaaraaya ayaa kaalimaha ay kala galeen musharixiinta waxay kala tahay sida soo socota.
1-Mohamed Mursi 25%
2-Ahmed shafi 24%
3-Hamden Sabaha 20%
4-Abu Fatuh 17%
5- Amer Musa 11%
Doorashooyinka ayaa wareegooda labaad waxaa loo balansanyahay 17 bisha June 2012 oo ah bisha nagu soo aadan.
Hadaba wixii warar oo kasoo kordha akhritiyaal waxaa idinka xaqab tiri doona Biadoamedia.
Ibrahim Mohamed Nur(ibraxaaji)
Baidoamedia Cairo-Egypt
Ibraxaaji@hotmail.com
Mob: (+2)01223740392
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com