Waxaa goor dhow soo gaba gaboobay wareegii 2aad ee gudoomiye kuxigeenka 1aad ee doorashada baarlamaanka Soomaaliya ayada oo ay musharaxiinta 4ta ahayd codadka u kala heshay sida soo socota.
Cabdi Wali Ibaarhin Muudey 58
Jeylaani Nuur Iikar 91
Bashiir Maxamed Jaamac 30
Maxamed Cabdi Xayir Maareeye 30
Gudoomiyaha KMG ee baarlamaanka oo aan weli xilka ku wareejin gudoomiyaha cusub ee baarlamaanka ayaa sheegay inay iskusoo hareen Cabdi wali Ibraahim Muudeey oo helay 58 iyo Jeylaani Nuur Iikar oo isna helay 91 cod ayaga oo galaya wareeg 3aad oo doorashada ah.
Baidoa media.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com