Magacyada Gudiga Afurinta Masjid Jaamaca Baydhabo 1-Gudomiye: Sh.Nuur Dheere tell: 0615593718 2-Kuxigeen Shariif Cabdalla Eelaay : 0615578320 3-Xiriiriye Bashiir Maxamed Aadan 0615590121 4-Maxamed Sh.Aadam 5- Macaani Sh.Sahal 6- C/Rashiid Sh .Maxamed Tarafiko

LIVE RADIO

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

SOMALI LINKS

Wafdi wasiiro ah oo maanta gaaray magaalada Marka

Wafdi ballaaran oo ka socda dowlada federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelada hoose.

Wafdigan ayaa waxaa ay kala yihiin Wasiirka Gaashaandhigga Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi,Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga

generic viagra online

Qaranka Mudane C/kariin Xuseen Guuleed ,Wasiirka Wasaaradda Garsoorka Mudane C/laahi Abyan Nuur waxaana wehliya Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Taliyeyaasha Ciidammada Xoogga Dalka,Booliiska iyo Nabad Sugidda Qaranka.

Wafdiga ayaa si diiran loogusoo dhaweeyay magaalada Marka ayaga oo kulamo la qaadanayo masuuliyiinta gobolka Shabeelada hoose iyo saraakiisha ciidamada dowlada ee ku sugan halkaas.

Maanta duhurkii ayay ahayd markii wadada loo galay wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka xili uu kusii jeeday isla magaalada Marka.

Baidoa media.

zp8497586rq


NAGALASOO XIRIIR

baidoamedia@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Comments are closed.