Comments on: Waa maxay heshiiska ka dhexeeya Shariif Xasan iyo Shariif Maxamed Cabdulaahi.

By: Miika
asc  maansha alaah walhalaaey mahadi ha idinka gaarto sida aad ugu heelan tihiin in aad naga farxisiin ilaah ha idinka farxiyo  aad ayaan ugu farxaa markaan webka aan galo waan maqsuudaa mansha alaah ilaah  ha idn xafido idinka iyo ehelkiina mansha alaah waana idinkaga mahad celinaya jawaabtii aad iisoo jawaabteen jisaakalahu qeyr

By: Afgooyaani
Adminka weey ku saxanyihiin waxa eey kusoo qoreen webka,waana xaqiiqda dhabta ah ee Shariif Xasan,cidkasta oo an ka warqabinna weey layabayaan,xattaa haduu walaalkeen yahay Shariif Xasan maha inuu danaheena burburiyo bal car waakaasaa sheega waxqabad uu u sameeyay QQoowmiyadda DM kaliyah inuu kala furfuro maahanee.Walaalayaal yaan in daha leystirin ee ninkaan mashruuca ka dhigtay DM aan iska qabano hana lawada ogaado hadafkiisa saxda ah.

By: yuusuf maxamed khery
wabjirama aha wuxuu mar walba aad u geftaan qof walaakiina ah ma istaa hishaan inaad zeeli taan war gees

By: Ali Soomali
tani waa barobogaando raqiis ah oo beryahanba ay wadeen damiirlaawayaasha Baidoamedia.com oo ay ugu shaqeynayaan cadowga D&M  oo ay ka go’an tahay inaan nin D&M ah madaxweyne ama ra’iisulwasaare ka noqon Somalia.

By: Rra
Isbitaal aad Madaxaa lakaga jiraa walaalkaga

By: mursal
aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin sida wanaagsan ee aad isugu taxalujiseen           waxaana iga su aal ah markale sidee looga hortagi karaa kuwa noocaan oo kale ah mahadsanidiin markale