Sunday, May 19th, 2013

Ururka samafalka SARFÖ oo tacsi diraya.

URURKA SAMAFALKA

      SOMALIDA ARLAADI EE ÖREBRO (USSAÖ)

 

SOMALI ARLAADI RELEIF FÖRENING I ÖREBRO – SVERIGE

(SARFÖ)

Ref: SARFÖ/2012/08

Taarikh: 13 June 2012

 

Ujeedo: Tacsi – Marxuum Sheikh Mukhtar   Mohamed Hussein   iyo  Marxuum Malaaq Abdirahmaan Tubey

 

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN.

Anagoo ah dhamaan  xubnaha Ururka Samafalka Somali Arlaadi  Örebro (SARFÖ) iyo dhamaan Jaaliyadda   reer Arlaadi ee degan Magaalada Örebro ee dalka  Sweden, waxaan tacsi ka diraynaa  geeridii naxdinta laheyd ee ku timid, Allah u naxriisto Marxuum Sheikh Muqtaar  Mohamed Hussein (Afhaheenkii hore ee Barlamaanka Somalia (1965-1969) Shaley oo taariikhda aheyd 12 ku geeriyoodey Magaalada Nairobi ee dalkaa Kenya.

Waxaana tacsiyadaas loo diryaraa Dhamaan Qoyskiisa  iyo eheladii uu ka geeriyoday Marxuumka,  oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisaba.

Ururka waxaa kale uu Tacsi u dirayaa qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Allah u naxriisto Marxuun  Abdirahmaan Tubey, oo ahaa Malaaqa Beesha Leysaan ee Reer Arlaadi oo ku geeriyooday Maqaalada Nairobi waxa aan Illaah uga wada baryaynaa marxuumiinta inuu janadiisa Fardowso uu ka waraabsho.

 

Tasiyadana waxaa halakan ka dirayo.

  1. Abdulkadir Abukar Sheikh,
  2. Xawo Wardhere Isaak
  3. Zahra Mohamed Nuur
  4. Mumino Mohamed
  5. Faduma Wardhere Isaak
  6. Mohamed Yusuf Mohamed
  1. Amino Wardhere Isaak
  2. Mohamed Moallim (Sheikh  Amir)
  3. Abdulkadir Hussein (Kadiiil)

10.Osmaan Isaak (Osmaney)

11.Asli Mohamed Nuur

 

Baidoa media.

 


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply