Wednesday, June 19th, 2013

Ururka aqoonyahadana Gub iyo Gumaadow oo tacsi u diraya xildhibaan Nuur Aadan Nuur.

Xubnaha gudiyada kala gedisan ee ururka aqoonyahanad Gub iyo Gumaadow oo ay kamid yihiin

Dr.Abdulkadir Ali Mohamed

Mohamed Abdullahi Issack

Abdirahman Ibrahim Aden

Ali Mohamed yusuf

Hassan abdinor Maxamed

Mohamed Kerow Mohamed

Mustafa Hagi Abdinor

Abdulkadir Dahir Moalim

Ibrahim Abdullahi Hussein

Mohamed sheekh Manor

Dr.Aweis Abdullahi Ibrahim Yusuf

Mohamed Moalim Isak

Abdulkadir Mohamed Bule

Mohamed Dahir Moalim

Abdullahi Ali Mohamed

Mohamud Mohamed Kheyre

Isaq Yusuf Abdirahman

Mohamed Ali Rooble

 

Iyo dhamaan xubnaha labada gole ee ururka aqoonyahanada Gum iyo Gumaadow oo aanan halkaan kusoo koobi Karin waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan xildhibaan Nuur Aadan Nuur oo uu walaalkiis Cismaaciil Aadan Nuur ku geeriyooday magaalada Muqdisho waxa ayna uga baryayaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodayna inuu samir iyo iimaan Alle ka siiyo isagana Janadii Fardowso ahayd ka waraabiyo.

 

Baidoa media.

 


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply