Si loo helo baarlamaanka dalka ka saari kara xasilnaan darida xaga siyaasada islamarkaasna ummada mateli kara, u codeey musharax Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari oo u taagan xilka guddoonka baarlamaanka Soomaaliya.
Prof. Jawaari waa shaqi ceeb ka saliim ah islamarkaasna u taagan u adeegida danta dadka Soomaaliyeed, waxa uu madax u ahaa gudigii madaxa banaanaa ee soo diyaariyay dastuurka cusub ee uu yeeshay dalka Soomaaliya.
Hadaba codkaaga sii si dalku uu cagta u saaro wadadii horumarka iyo deganaanta sharci dejiyayaasha.
Baidoa media.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com
ilaahey in sehli kursigan wa nin cilmi lehwana ku taagersanahay
asc walaaliyaal ilaah ha u sahlo jawaari kursigan wa nin cilmi leh dadkeyna wah u qabanayo balayadas sakiina mesha ka sarayo ilaah garabkisa ha galo jawaari wsc
WAR DADKA SHARIIF SAKIIN U OLOLEEYNAYA, WAA DAD WEEL DALOOLA BIYO KU SHUBAAYO. ILAAHEY AYAABA QURAANKA KU SHEEGAY. OO YIRI. MA SIMAN YIHIIM KAN WAX GARANAAYO, IYO KAN AAN WAX GARNEYNIN. SUAASHAAS AYAAN WEYDIINYAA KUWA DABADA KA RIIXAYO BAABUUR AAN LUGO LAHEYN???????
XILDHIBAANADA LAALUUSHKA SHARIIF HASSAN MEESHA KU YIMID, ALLA HA U NOQDEEN , HA TOWBA KEENEENAAN. HADII KALE, WAA HUBAAL IN MEEL XUN U DAMBEYNDOONAAN. TOWBADA ALLA WAA FURANTAHEY, ALLANA WAA NAXRIISTE, EE KA FAAIIDEYSTA, INTA AADAN AAKHIRO U JEHEYSAN.
ALLAWEYN,
Jawaari Wuxuu lasoo shaqeeyey siyaad bare, Mana laqabsan karo siyaasada somalida ee maanta. Waxuu usoo qabtay beeshiisa iyo beelweynta D & M majiraan.
Waxaan kula talin lahaa inuusan bur bur u horseeding D&M