Thursday, June 20th, 2013

Tartankii Ciyaaraha Yurub oo Si habsami leh ooga socda Wadama Poland Iyo Ukraine

 

Tartanka Kooxaha qarada yurub ayaa si habsami leh ooga socoda wadamada Ukraine Iyo Poland Oo marti geliyey  tartanka qaarada Yurud ee 4 tii sanaba Mar la qabto  waxaana ka qeyb galaya  ilaa 16 kooxood  oo ka kala socda qaarada Yurub oo loo qeeybiyey 4 group oo kala ah… Group A, Group B, Group C, Iyo Group D…

Group A Kulamo ay ciaareen Dhibcaha ay kala Leeyihiin
Rusia 1 3
Poland 1 1
Grece 1 1
Check 1 0

 

Group B Kulamo ay ciaareen Dhibcaha ay kala Leeyihiin
Germany 1 3
Denmark 1 3
Holland 1 0
Portugal 1 0

 

Group C Kulamo ay ciaareen Dhibcaha ay kala Leeyihiin
Italy 0 0
spain 0 0
Rep-of-Irland 0 0
Croatia 0 0

 

Group D Kulamo ay ciaareen Dhibcaha ay kala Leeyihiin
England 0 0
Ukraine 0 0
Sweden 0 0
France 0 0

Ciyaarahan oo Furmay maalinnimadii Jimcaha ayaa  waxaa laga awood roonaaday  2 xul  oo si aad aah loogu saadaalinayey cup qaarada Yurub oo kala ah  xulalka Portugal Iyo Holland Oo labadoodaba  caawo Afka ciida Loo daray  waxaa sidoo kale ciyaar adag  oo si aad ah loo wada sugayo ay dhexmaridoontaa Xulalka kala Ah Spain oo koopka qaarada yurub difaacaneeysa iyo  xulka talyaaniga oo si weyn u soo diyaargaroobay  Balse la arki doonee  kulanka berito waxa uu ku soo dhamaado  waxaana aqristayaasha aan u soo gudbineeynaa   ciyaaraha qaabka ay u socdaan xiliwalbo .halkan ka daawo qaar ka mid ah sawirada …

Ahmed Mm Hassan (Ahmed Vidic )

Baidoa Media (Sweden)

 

 

 


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply