In mudo ahba waxaa sii adkaanayay in tahriibayaasha ku sugan Giriiga ay usoo gudbaan yurub inteeda kale, waxaana dhibaatooyinkaas ahaayeen kuwo tahriibayaasha badankoodu ka gudbaan.
Hase ahaatee waxaa is bedellay jawigaas. Gebi ahaanba dadkii kasoo dhoofi jiray jasiiradaha Giriiga iyo airportka wayn ee Athens ayaan hada cidina kasoo dhoofin.
waxaa xaafadaha akharanun iyo aminiya taagtaagan soomaalli aad u yaaban oo qaarkood haysanin xitaa meello ay seexdaan, waxaa laga dareemayaa Athens murugo aad u wayn oo soo wajahday tahriibayaasha kusugan dalkaasi Giriiiga ayadoo boqollaal kallena ay kusaxariirsan yihiin xabsiyada dalkaas oo ay xaalkoodu kadayriyeen hayadaha xuquuqul insaanka udooda.
oo ajaanib ah.
Baidoa media.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com