Waxaaa halkaan hambalyo meher oo farxad leh looga dirayaa Farxiyo Mohamed Nuur iyo Liibaan Hassan Daahir oo uu dhawaan meherkooda ka dhacay boqortooyada Sacuudiga.
Qaar kamid ah ehelka Farxiyo Maxamed Nuur iyo Liibaan Hassan Daahir oo kala ah,
Aabo Hassan Daahir
Abaayo Qadiija Hassan
Aboowe Hussein Hassan Daahir
Hooyo Sangaabo Daa’uud
Habaryar Xaawo Daa’uud (degen)
Eedo Nuurto Ibraahim
Eedo Nuurto Hassan
Aabo Mohamoud Mocalim
Aabo Aadan sheikh
Abaayo Fartuun Mohamed Nuur iyo seygeeda C/raxmaan Siyaad
Abaayo Asmo Mohamed Nuur
Abaayo Zahra Mohamed Nuur
Aboowe C/qani Mohamed Nuur
Aboowe C/casiis Mohamed Nuur
Abaayo Zahra Mohamoud Mocalim
Abaayo Farxiya Cabdicasiis
Abaayo zahra salaat
Abaayo Faadumo Isaaq
Maamo Isniino oo kala jooga dalalka Jordan, Holland, Sacuudiga, Australia, Soomaaliya, iyo meelo kale oo caalamka ah ayaa waxa ay leeyihiin hambalyo hambalyo hambalyo.
labadii isku waarta ee ubad qayr leh kala hela Alle ha idinka dhigo, reerkii lagu nastee lagu nagaadee wada jiree nabad galaa Alahayoow idinka yeel. Wiil iyo baraare gabar iyo malab, aamiin.
Baidoa media.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com