Tahniyad meher farxadeed.
September 14, 2012 - Written by admin - Edited byadmin

hanbalyo hanbalyo hanbalyo
waxaaan hanbalyo farxad leh inta ugu diraynaa walaalaha aadka qaaliga noogu ah
faiza khaliif mohamed iyo mohamed ibraahim king arlaathi baidoa
oo meherkoodu ka dhacday kenya taariikhdu markay ahayd 12.9.2012 waxaanu leenahay
hanbalyo hanbalyo hanbalyo isku waara ubad qeyr qabana kala hela
wiil iyobarwaaqa gabar iyo dheeman, wada noolaadoo nabad ku waara
waxaanu leenahay wada jiree nabad galaa Alahayoow idinka yeel
ururada reer Arlaadi oo idin leh hanbalyo.
anigoo ku hadlaya magaca Arlaathi
anagoo kala ah asxaabta iyo walaalaha
zahra mohamoud zahra arlaathii
Khadiijo hassan biikole
farxiya abdi aziz baay iyo bakool
fadma isaaq ibramin fadumo ladan
sacdiyo salaad
xaawo daa.uud degen
nadiifo hasan cumar
ishwaaq abdiraxman
imbiyeey mathey
kiin eeley qalanjada artlathi
tiina aadan buule sweety
faadumo sheikhh adan isnela
abwaan nuurdiin haaji gacma
mohamed sheikh isaaq
husein hassan husni
maaxiye abdinuur
mohamed aadam mowah
fu’aad abdi nuur boode dheere
abdullahi hassan buule daljir
ibraahim mohamed nuur
mohamed hassan ashraf
mohamed hassan baydhawa janaay
nuur arladi awooshe
mohamed hassan shanta
Baidoa media.
Like this:
Like Loading...
Nagala Soo Xiriir
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com