Saturday, May 18th, 2013

Tahniyad dhalasho oo loo dirayo wariye Aadan Xasan Maxamed iyo afadiisa Hani Cilmi Caalin

Dadka kala ah

Maxamed Muxumed Axmed

Ibraahim Xirsi Diiriye

Kamaal Aasad Maxamed

Cabdifitaax Nuur Colaad

Ayaan Laki

Nimco Cali

Caasho Maxamed

Ladan Cali

Nuur Siidii

Cabdullaahi Xasan Axmed

Maxamed Xasan Axmed

Faadumo Xasan Maxamed

Abshir Xasan Maxamed

Xasan Daahir

Maxamed Daahir

Fardowso Daahir

Sucaado Daahir

Xuseen Maxamed Jeylaani

Xasan Maxamed Jeylaani

Faadumo maxamed Jeylaani

Faadumo Maxamed Axmed

Sacdiyo Maxamed Axmed

Maxamed Axmed Maxamed

Xasan Maxamed Axmed

Ibraahim Xasan Shanta

Sahro Maxamed

Xaniifa Qaali

Cabdixamiid Sheekh Libow

Cali Bugeey

Cabdicasiis Dhegacade

Cabdicasiis Sheekh Nuurow

Cabdiqadar Xasan Mursal Salas

Nuur Shariif Mooda Mooda

waxa ay tahniyad dhalasho farxad leh u dirayaan wariye Aadan Xasan Maxamed iyo xaaskiisa Hani Cilmi Caalin oo ay gabar ugu dhalatay magaalada Lycksele ee dalka Sweden, gabadhaasoo loo bixiyay Nawaal Aadan Xasan, waxa ay leeyihiin noqo tii danteeda, diinteeda, waalidkeed, dalkeeda iyo dadkeedaba anfacda, Aamiin.

Sidoo kale tahniyad taas lamid ah waxaa dirayo maamulka iyo hawlwadeenada shabakada warbaahinta http://baidoamedia.com.

 

Baidoa media.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply