Waxaaa halkaan hambalyo farxad leh ugu diraynaa walaal nagu qaali ah oo gabar ugu dhalatay wadanka Sweden waxaana loo bixiyayay gabadhaas Nawaal Aadan Hassan Mohamed, waxaan leeyahay Nawaal soo bar baar noqo tii diinteeda iyo dalkeedaba anfacda lagu nastoo loo aayaa reerkana udub dhexaad unoqotaa.
Dadka inta tahniyada ka diraya ayaa waxa ay kala yihiin asxaabta iyo walaalaha Aadan Xasan.
1. Faadumo Isaaq (Fadma ladan)
2.Zahra Mohamoud Arlaathii
3.Farxiya Abdi asiis (baay iyo bakool)
4.Hawa Da’ud degen
5.Zahra Salaad (umu Cabdiraxmaan)
6.Fartun Mohamed Nour
7.Safa Mohamed
8.Najma Mohamed
9.Sacdiya Macallin salaand
10.Mohamed Aadan baydhawa janaay
11.Nuurkey Arlaada abooshe
12.Mohamed Ashraf.
Baidoa media.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com