Tuesday, May 21st, 2013

Tahniyad dhalasho farxadeed oo loo dirayo Cabdifitaax Cabdirashiid (Caananuug) iyo Farduus Ismaaciil.

Reer hooyo Sahra Cili Cabdi oo kala ah

Faadumo Cilmi Cabdi.

Jaamac Cilmi Cabdi.

Cabdilaahi Cilmi Cabdi.

Reer Jaamac Cali oo dhan.

cabdirashiid, Sacdiya, Cabdirashiid Baashe,

Farxaan Maxamuud Ahamed,

Cabdinuur maxamuud Axmed

Xaliimo cabdirashiid

Hibaaq cabdirashiid

Iid Cabdilaahi qorax

cabdi jaamac qorax

Saleemaan Jaamac qorax

Hodan cabdilaahi qorax

hooyo caasho yuxle cabdilaahi qorax

iyo  asxaabta kala ah Aadan madoobe jimcaale iyo reer ismaaciil Meecaad,

Saafi ismaaciil Meecaad

Axmed Ismaaciil Meecad

Kowsar Ismaaciil meecaad

Ayaan Ismaaciil meacad  iyo reer Meecad oo dhan waxa ay tahniyad dhalasho farxad leh u dirayaan Cabdifitaax Cabdirashadiid (Caananuug) iyo afadiisa Farduus Ismaaciil oo ay gabar ugu dhalatay dalka Holland gaar ahaan magaalada Allmere gabadhaasoo loo bixiyay Ilwaad Cabdifitaax Cabdirashiid, waxa ay leeyihiin noqo tii danteeda, dadkeeda, diinteeda iyo dalkeedaba anfacda, Aamiin Aamiin Aamiin.

Sidoo kale waxaa tahniyad taas la mid ah u diraya Cabdiftiaax iyo xaaskiisa Farduus maamulka iyo hawlwadeenada shabakada warbaahinta http://baidoamedia.com/ ayaga oo Illaah uga baryaya inay noqoto gabadhooda Ilwaad tii anfici lahayd, Aamiin.

 

 

Baidoa media.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply