Friday, May 24th, 2013

Hambalyo dhalasho farxad leh oo loo dirayo wariye Fahad Maxamed Abuukar.

Dhamaan hawladeenada iyo maamulka shabakada warbaahinta http://baidoamedia.com/, Baidoa Radio iyo weliba Baidoa TV waxa ay hambalyo tahniyad farxad leh u dirayaan agaasimaha ahana milkiilaha shabakada wararka ee baidoanews wariye Fahad Maxamed Abuur (Abow Asharow) iyo afadiisa Deeqo Maxamuud Nuur oo uu wiil ugu dhashay university hospital oo ku yaalo magaalada Zurich ee dalka Switzerland maanta oo ay taariikhdu tahay 27/05/2012 wiilkaas oo loo bixiyay Dalmar Fahad Maxamed.

Waxaan leenahay soo bar baar oo noqo kii naftiisa, diintiisa, waalidkiisa, dalkiisa, dantiisa iyo dadkaba anfaca. Aamiin Aamiin.

Sidoo kale waxaa tahniyad diyaro xubnaha ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed ee SODJU oo ku kala sugan gudaha dalka Soomaaliya iyo dibadiisaba ayaga oo ugu hambalyeynayo wariye Fahad iyo xaaskiiska Deeqo wiilka ugu dhashay dalka Switzerland maanta oo Isniin ah.

Tahniyad taas lamid ah waxaa dirayo dhamaan dhalinta reer Baydhabo ee ku sugan dalka Sweden magaalooyinkiisa kala gedisan ayaga oo leh Dalmarow noqo midkii soo bar baaree dadkana anfaca.

 

Baaidoa media.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply