Waxaa dhawaan gabar ugu dhalatay magaalada Stockholm ee caasimada dalka Sweden
C/Qadar Hasan Mursal (Salas)l iyo Anisa Shariif Manuur Taariikhda markay ahayd 17-07-2011 gabadhaas oo loo bixiyay
Muna C/Qadar Hasan hadaba waxaa halkaan tahniyad kadirayo qoyska Reer Shariif Manuur
oo kala ah Hooyo Xaliimo Shariif
Cumar Shariif Manuur
Isaaq Shariif Manuur
Xasey Shariif Manuur
Xuseen Shariif Manuur
Cabdiyey Shariif Manuur
Cali Shariif Manuur
Mahad shariif Manuur
Shiine Shariif manuur
Guumow Shariif manuur
iyo Luul Shariif manuur
dhaman dadkaas oo ku kala nool Sweden Baydhabo Ethiopia Kenya iyo Spain sidoo kale waxaa tahniyad midaas lamid ah diraya
Qoyska reer Fiidow Shire oo ku kala nool Sweden, Ameerika iyo Muqdisho oona kala ah
Hooyo Xabiibo Fiidow Shire
Maxamed huseen Fiidow
Liibaan Huseen Fiidow
C/Laahi Xuseen Fiidow iyo Xaaskisa Ayaan
Hooyo Zeynab
Abti Xuseen fiidow
Reer Macallin Xasan Mursal oo kala ah
Hooyo Xabiibo Fiidow Shire
Maxamed Hasan Mursal
Aweys Hasan Mursal
Luul Xasan Mursal
C/Laahi Hasan Mursal
Mahad Abdi Rahman sidoo kale asxaabta kala ah
Nuur Shariif Moode Moode
C/casiis Maxamed Axmed ‘Dhegacade’
Cali Dhaqane Cabdi. ‘Camaleeti’
Aadan Xasan Maxamed.
Gudoomiyaha jaaliyadda Digil iyo Mirifle ee Itoobiya Cumar Cabdi Cusmaan ‘Cumar SDM’
Xoghayaha jaaliyadda Digil iyo Mirifle ee Sweden C/qaadir Sheekh Abuubakar iyo xaaskiisa Sahra Maxamed Nuur.
Daadir Yuusuf Axmed
Nuuradiin
Aamineey Maxamed Xasan
Qureesho
Malaaq Nuurow Mursal Malaaq
Abuukar Sheekh C/laahi iyo xaaskiisa Fardowso
Guud ahaan teamka MIDNIMO FC EE MAGAALADA BAYDHABO.
Yaxye Moorgan
Mahad C/kariin
Axmednuur Hafow Ameeriko.
Calinuur Maxamed Macalin
Yuusuf Maxamed Macalin. Iyo dhamaan cayaaryahanadii kooxda MIDNIMO iyo kooxaha kale ee gobolka Baay. Sidoo kale qaybaha kala duwan ee jaaliyadda Digil iyo Mirifle ee dalka Sweden, gaar ahaan magaalooyin, Stockholm, Gävle, Borås, Västerås, Malmö, Örebro iyo ururka SICAS oo ah iskuxiraha jaaliyadda Digil iyo Mirifle ee dalka Sweden.
Dhamaan dadkaani waxa ay leeyihiin Muna C/Qadar Xasan noqo tii dalkeeda, dadkeeda iyo diinteedaba anfacda waalidkeedna baari u noqota.
Sidoo kale shaqaalaha iyo maamulka Baidoamedia ayaa ayagana tahniyad midaas lamid ah u dirayo C/qadar Xasan Mursal iyo Aniso Shariif Manuur.
Baidoamedia.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com