
Aabe ismail Sheik Nuur
Hooyo Haliimo sheik mahamuud
dhamaan reer ismail sheik nuur iyo reer geedi cade
Hooyo nuuro sabriye hiraabe
Ayeeyo xaliimo farax
Ader axmed maxmuud camey {caraboow}
Ader cabdi wali raage camey
Ader cabdulaahi raage camey
Ader abuukar raage camey
Ader cabdifitaax raage camey
Ader axmed raage camey
Ader cabduqadir raage camey
Eedo xabiibo raage camey
Eedo dahabo raage camey
Eedo shamso raage camey
Eedo farxiyo raage camey iyo saygeeda
Eedo sacdiya raage camey iyo saygeeda
Eeda deqo raage camey
Eedo nuuro cali raage
Eedo shamso muuse axmed
Shukri maxamed raage iyo saygeeda
Samsam maxamed raage iyo saygeeda
Cabdi qadar maxamuud raage
Cabdiraxmaan maxmuud raage
Maxamed maxamuud raage
Cabdi raxiim maxamuud raage
Ibraahim maxamuud raage
Samiira maxamuud rage
Xamdi cabdulahi raage
Sucaad cabdulahi raage
Deeqo cabdulahi habarwaa camey
Abti maxamed sabriye hiraabe
Abti axmed sabriye hiraabe
Abti cabdi kariin sabriye hiraabe
Habayar xabiibo sabriye
Habayar xaawo sabriye hiraabo
Faduma maxamuud sabriye iyo saygeeda
Saadaq maxamed axmed
Zeynab axmed maxamuud camey
Shaakir macalin cabdi guure
Shukri maxamed sheekh
Madina cali xaaji ibraahim iyo saygeeda
Imaan cali maxamed iyo saygeda
Xaliima cali iyo saygeda
Muna adan xasan
Hodan cali maxamed
Sahra warsama yuusuf
Liibaan mohamuud ciyoow
Ismaaciil nuur xeefoow
Abuubakar yuusuf xersi
Hassan elmi garabeey
Cabdicasiis Maxamed Axmed. (Dhegace)
abdi qani mohamed mahamuud (guud cade)
Abdulahi mohamed geele(cadooow)
Dhegayso heeska Alalaas iyo Xasan Aadan oo aan u cayaarayno arooska iyo aroosada.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Dhamaan dadkaan oo kala jooga daafaha calamka waxa ay halkaan dhamnbaal tahiniyad aroos ah hawada u marinayaan AROOSKA SIR’ABDALLA HAJI ISMAIL IYO AROOSADA CANAB MAXAMED RAAGE CAMEY oo 14/05/2012 meherkoodu ka dhacay caasimada somalia Muqdisho gaar ahaan dagmada Hodan.
Waxa aan leenahay noqda qoys isku waara kalana hela wiil iyo caano gabar iyo caano. AAMIIN AAAMIIN AAMIIN.
Dhamaan hawlwadeenada shabakada warbaahinta baidoamedia.com waxa ay sidoo kale hambalyeynayaan arooska iyo aroosada waxa ayna Eebe uga rajeynayaan inay noqdaan kuwii isku waara ee wada jira weligood.
Baidoa media.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com