Halkaan waxaa tacsi tiiraanya leh looga dirayaa
dhamaaan ehelada iyo qaraabada uu ka geeriyoodey
marxuum Cali Maxamed Aadan
waxaa marxuumka Alle looga baryayaa inuu u naxariisto janatull Fardowsana ka waraaabiyo.
waxaa tacsiya guud loo dirayaa dhamaan reer Maxamed Aadan oo ay kamid yihiin
ayeeyo Muslimo
abaayoLuul Maxamed Aadan
Tasliin Cabdicasiis macalin
Aadan abdiaziiz macalin
liibaan cabdi casiis macalin
maxamed abdicaziiz macalim ajuu
nuunaay maxamed aadan
faadumo maxamed nuur faay beeso
anagoo aan inta kusoo koobikarin dhamaan familyga
waxaaan leenahay inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
dadka tacsida diraaya oo kala ah
hooyo nuurto ibraahin
iyo caruurteeda
hooyo shariifa ibraahin
iyo caruurteeda
zahra maxamud macalin
fadumo isaaq ibraahim
farxiya cabdicasiis
nuurto maxamed aadan
fardowsa maxamuud macalin
xuseen maxamuud macalin
xasan maxamuud macalin
maxamed abdulahin ibraahim
fartuun maxamed nuur
xaawo daauud.
Zahra maxamuud.
Baidoa media.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com