Innaa lillaahi waa innaa ileyhi Raajicuun
Waxaan halkan tacsi uga direynaa eheladii iyo awlaadii iyo aqaaribkiiba, Geeridii ku timid Marxuum Mustaf Xaaji Maxamed Macalin oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho waxaan leenahay dadkii uu ka tegay iyo anagaba dhamaan ilaahay Samir iyo iimaan haynaga Siiyo isagana Janatul Firdowsa haka waraabiyo, Qabrigiisana ilaahay haw waasiciyo, waxaa tacsiyadan dirayaa ehliyadiisa iyo asxaabtiisa oo kala ah :
1. Islow Xuseen Maxamuud Indheey
2. Nabaddoon Cabdullaahi Yelaxoow
3. Duuliye sare Axmed Maxamed Xasan
4. Dr Cabdulaahi Axmed Idiris
5. Dr Aweys Maxamuud Aamin
6. De Aweys Xaaji Yuusuf
7. Eng Cabdullaahi Jimcaale (Shoodhe)
8. Maxamed Saciid Gaaboow(Shariifka
9. Col: Axmed Idiris
10.Xasan Shiiq Naaji
11.Xaaji Maxamed Cali (Geelqaad)
12.Prof Abuukar Isloow
13.Suldaan Cabdi Cali Caraaye
14.Ugaas Abuukar Ugaas Cabdule
15.Maxamed Cali Xaaji (Curadka)
16.Cabdiraxiin Hilowle Galayr
17.Macalin Siidoow Bashiir
18.Nabbadoon Cismaan Axmed Mataan(Cismaan Dheere)
19.Saalax Sheekh Abuukar Doodishe
20.Cabaas Xaaji Xuseen (Alles)
Baidoa media.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com