SOMALIDA ARLAADI EE ÖREBRO (USSAÖ)
SOMALI ARLAADI RELEIF FÖRENING I ÖREBRO – SVERIGE
(SARFÖ)
Ref: SARFÖ/2012/010
Taarikh: 06 Septemeber 2012
Ujeedo: Tacsi – Marxuum Malaaq Mukhtar Muqtaar Mlaaq Hassan
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN.
Anigoo ah dhamaan xubnaha Ururka Samafalka Somalida Arlaadi Örebro (SARFÖ) iyo dhamaan Jaaliyadda reer Arlaadi ee degan Magaalada Örebro ee dalka Sweden, waxaan tacsi u diryena, geeridii naxdinta laheyd ee ku timid, Allah u naxriisto Marxuum Haaji Malaaq Muqtaar Malaq Hassan oo ahaa hormuudka malaaqyada Digil iyo Mirifle oo ku geeriyooday shaley 04 Sept 2012 Magaalada Baidoa ee Gobolka Baay.
Tasiyadana waxaa halakan ka diraayo.
1. Abdulkadir Abukar Sheikh,
2. Xawo Wardhere Isaak
3. Zahra Mohamed Nuur
4. Mumino Mohamed
5. Faduma Wardhere Isaak
6. Sheikh Mohamed Mollaim (Sehikh Amiir)
7. Mohamed Yusuf Mohamed
8. Amino Wardhere Isaak
9. Abdulkadir Hussein (Kadiiil)
10. Dhoofo Mohamed Aden
11. Osmaan Isaak (Osmaney)
12. Asli Mohamed Nuur
Waxaana alla ugu baryeynaa in Marxuumka janadii fardowsa allah ku tawaabiyo iyo dhamaan ehaladii ay ka baxeena samair iyo imaan Allah ka siiyo.
AAAMIIN – AAMIIN.
E-post: somali.arlaadi@hotmail.com website: somaliarlaadi.se
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com