Thursday, June 20th, 2013

Tacsi loo dirayo Saxafiga Maxamed Xasan Idiris ”Ganeey” oo ay hooyadiis maanta geeriyootay.

Dhamaan Bahda Saxafada Arlaadii waxay Tacsiyo u dirayaan Wariye Maxamed Hasan Idiris oo maanta ay Hooyadiis Faadumo Cali ku geeriyootay tuulada Samakaay Ee Gobolka Baay.

Hooyo Faadumo cali waxaa Loogu Baryayaa Inuu Ilaah Janadii fardowso Aheyd ka waraabiyo Qabrigeedana Waasac Uga Dhigo Inaa LiLaah Wa Inaa Ilayhi Raajicuun.

 

Dadka Tacsiyada Diraya

 

 

1- Yaasiin Abiikar Gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta SODJU

2- Ilyaas Qalinle Gudoomiye kuxigeenka

3- Cabdicasiis Maxamed Axmed (Dhegacade) Xoghayaha

4- Dr.Abdullahi Ibraahim Amaandhoorey.Xoghayaha Maaliyada

5- Liibaan HUssein MAITV Afhayeenka ururka SODJU

6- Maaxiye C/Nuur Yuusuf

7- Fahad Mohamed Abukar

8- Cabdi Baydhabo

9- Hussein Macalin Aadan “Aawa”

10- Maxamed Ahmed Soomow

11- Abwaan cali Sheekh ” Iithow”

12- Injineer Cali Shaamey

& Suxufiyiin aad ubadan

 

Dhamaan Asxaabtaan waxay markale Tacsiyo udirayaan Maxamed Xassan Idiris Geney Oo ah Mamulaha Webka Samkaay Oo Maanta Hooyadii Ku Geeriyootey Tuulada SAMAKAAY waxay leeyihiin Rabbi ha u naxriisto.

 

Inaa Lilaah Wa Inaa Ilayhi Raajicuun

 


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply