
Anagoo ah reer Maxamed Yalaxow waxaan tacsi u direynaa hooyo Mako Xuseen Ibraahim iyo caruurteeda
Xabiibo Aadan
C/qaadir Aadan
Axmed Aadan iyo Xaawo Aadan.
C/qaadir maxamed xaaji.
Mahad Cabdulaahi katkat
waxaan kaloo tacsidaan u direynaa Muraayo Cumar iyo Maxamed Cumar oo hooyadood Faaduma Aadan ibraahin ku geeriyootay wadanka Swedan magaalada Stockholm.
Waxaan leenahay samir iyo iimaan Allaha hanaga wada siiyo hooyo Faadumo Aadan Ibraahim oo naga wada geeriyootay ayadana khabrigeeda waasac ha uga dhigo, Aamiin Aamiin.
Baidoa media.