Tacsi waxaa shaley ku geeriyoodey magaalada muqdisho Allaha u naxariistee Cali Aadan Maxamed waxaana halkaan tacsiyo looga dirayaa hooyo Muslimo Aadan Cabdi .abti Yuusuf Aadan Cabdi. Luul Maxamed macalin iyo caruurteeda ,Cabdicasiis cali. waxaana halkan ugu tacsiyeynaya dadka kala ah
1.Dr Xasan Maxamed Nuur Shaatagaduud
2.Mustaf cali xuseen
3.Maxamed isgowe suubow
4.Muxibo maxamed nuur
5.Masan maxamed idiris
6.Aamino isgowe suubow
7.Siid cali sheekh maxamed
8,hooyo faadumo maxamed axmed
9. Faadumo aadan sheekh
10 .Xaawo cali maxamud
11. Shariifo maxamed aadan.
12.sheekh cabdiraxiin macalin
13.sheekh cali maxamud
14.Maxamed yare maxamed rooble
15.Cali maxamed yerow
16.Nuur macalin xasan iyo Cabdicasiis Dhegacade.
Waxa ay Alle uga baryayaan inuu marxuumka janadii Fardowso ahayd ka waraabiyo, Aamiin, Aamiin.
Baidoa media.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com