Saturday, May 25th, 2013

Tacsi Loo Dirayo Dhamaan Reer Aadan Qaadi‏.

Annagoo ku kala nool qaaradaha Amerika, Yurub, Australia, Asia, Africa waxaan tacsi halkaan uga diraynaa qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Allaha u naxariisto marxuum Sheekh Mursal Aadan Qaadi, waxaana Eebbe uga baryeynaa in uu naxariistii janno ka waraabiyo, Ehelkiisana samir iyo iimaan kasiiyo.

 

1) Cabdi aadan cabdi dheere iyo Reerkiisa

2) Faadumo Sheekh Maxamed Aadan iyo Ciyaalkeeda

3) Xildhibaan Maxamuud Macalin Yaxye
4) Dr, Xasan Maadey
5) Faay Siidow C/dulle
6) Cumar saciid macalin cali
7) C/caziiz C/dinuur C/raxmaan
8) Malaaq Mukhtaar Sheekh Maxamed Aadan
9) Dr, Maxamed aadan Farkeeti
10) Maryan Macallin Cali
11) Ilyaas saciid (Qalinle)
12) Cabdullahi Ibraahin Disow
13) Safiyo Aadan iyo Ciyaalkeeda
14) Nuurto xaaji iyo ciyaalkeeda
15) Mustafa Xasan Macallin
16) Xasno Xaamuud Maxamed

17) Cabdishakuur Xaaji C/kariim Maxamed
18) Saciid Xaaji C/kariim Maxamed
19) Naciimo Malaaq Mukhtaar iyo Ciyaalkeeda
20) Xaamuud Malaaq Mukhtaar Maxamed
Dhamaan dadkaasi waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Dadka kala ah Samaan Aadan Qaadi, Cafiifo Aadan Qaadi, Faadumo Aadan Qaadi iyo

dhamaan reer Aadan Qaadi, oo ka geeriyooday Marxuum Sheekh Mursal Aadan Qaadi oo ku geeriyooday dalka Sweden, waxayna alle ugu baryayaan in Janadii Fardowsa ka waraabiyo, Caruurtii iyo ehelkii uu ka tagayna Samir iyo Iimaan Illaah ka siiyo.

Ilyaas Qalinle: London.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply