Waxaan Maanta Idiin Haynaa Tababareyaasha Ugu Mushaarka Badan aduunka iyo (qaybta 2aad)
Waxaa Kaalinta Labaad Galey Carlo Michelangelo A
ncelotti waxa uu Wataa Kooxda Paris Saint-Germain oo ka tirsan kooxaha dalka Faransiiska.
waxa uu ku muteystay guulihii uu lasoo qaatay kooxihii usoo marey Sida Ac Millan, iyo Chelsea oo uu gaarsiiyey guulo la taaban karo.
Ancelotti wuxuu noqdey macalinka labaad ee ugu lacagta badan aduunka Wuxuuna qaataa lacag dhan ( €13.5m)
Lasoco qaybta xigta macalimiinta ugu mushaarka badan aduunka.
Aadan Xasan Maxamed
Baidoa media
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com