Waxaan Maanta idiin haynaa Tababareyaasha Ugu Mushaarka Badan aduunka iyo (qaybta 1aad)
Waxaa ugu horeeya macalinka loo yaqaano Specia
l One waa Mourinho oo wato kooxda weyn ee Real Madrid, waxaana uu ku muteystay guulihii uu lasoo qaatay kooxihii uu soo tababaray sida Porto, Chelsea iyo Inter oo uu gaarsiiyay guulo la taaban karo.
Special One Jose Mourinho ayaa wuxuu noqdey macalinka ugu lacagta badan aduunka Wuxuuna qaataa lacag dhan €15.3m)
Lasoco qaybta xigta Macalimiinta ugu Mushaarka badan aduunka
Aadan Xasan Maxamed
Baidoa media.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com