Comments on: Taageero ku socoto musharaxa gudoomiyaha baarlamaanka cusub ee Soomaaliya Prof. Jawaari

By: Faisa
Proffesor Jawari is the right man for this post [ Speaker] Markaan television-ka Ka arko aad ayaan ugu farxaa, quruxdiisa iyo codkarnimadiisa, waxaan ku faanaa inaan dhaho, waa ina adeerkey:-D

By: Abdulqadir Daud abdulqadir
siin salaami intii af maay ki dohowaasi kolay fursid qaali eh oo haniin maraane taawiyee marki ki faaideysinooy walaalkani naftiis haniin huri way ninkastoo damiirleh ki codsidee in codshee siiyoo Prof. Jawaarey Wabillaahi Tawfiiq

By: Foos
A/C dhamaan soomaali weyn meel ale meeshay joogaan.

Prof. Mohamed Sheikh Cismaan Jawari waan taageereynaa oo ilaahey ha badbaadiyo..aamiin.

By: FAIZA QAADI NUUROW
asc wr wb waxansalamayal umada soomaliyeed meel kasta ay jogan waxana uamalayna inay so dhawatay nabadii soo maliyeed oo aan sugaynay mudo dheer waxana rajayna pr maxamed jawari in uu kuguleysto insha allah maxa yelay waa qof mutacalim ah oo wadanka wax kabedeli doono insha allah waxana urajaynaya wadanka soomaliyeed nabad iyo qayr bash bash iyo barwaqo waxana rajaynaya in dhaman umada ay garab tagan yihin meelkasta ay jogan waxan salamaya dhaman umada somaliyeed iyo diyo m insha allah nabad iyo barwaaqo ku nolado

By: hanan
aniga waxan tager sanahy pr maxamed jawari maxayelay waa qofkii aan kuriyonaynay in uu malin malmaha kamid ah wadankeena wax uqaban doono

By: Suad Mohamed
Ciid Wanaagsan dhamaan umada Soomaaliyeed oo joogta aduunka oo dhan.

Waxaan rajeynayaa in Prof. Mohamed Sheikh Cisman Jawari uu guuleysto.  Ilaaheyna habad baadiyo.  Reer D & M qof siinkasow, siinla kulaadow geega hasiin bahi.  Weerarking duubada, isinga iska duubama, halkoonagida.

Loving Maay sister from UK

By: Ladan
ciid wanaagsan,

aniga waxaan oranlahaa prof jawaarey waa nin karti iyo aqoon u leh 3da jago ee ugu sareyso   waa nin aduunkoo dhan laga ictiraafsan yahey waa nin nugu hagi karo maamul iyo wado sharaf leh waa nin soo celin karo nidaam iyo lkala dambeentii nagana saari karo foowdada iyo duliga mana ahan nin hunguri doon ah ee waa nin danta guud ka shaqeeya.  waxaan aaminsanahey in uu yahey shaqsi nadiif ah oo waayo aragah. sidaasi darteet waan ku tageereynaa.  guul ayaana kuu rajeynaynaa.

By: nuurow mad usmaan
asc salaan ka dib prof.jawaari wa nin cilmi leh isla markana ka soo bihi kara hilkaas wana ku taagersanahay anoo ku taagerin magac qabiil ee aa ku taagerey magac cilmi  dadka leh dm dhul balaran oo weyn ay leyihin mahey u raadin waayen madahweyne dadka leh aan u jawaba qofki wah yer ku sabra ilaah aa siinaya waha weyn wah kasto wahaa ka muhiimsan tii akhiro dm hadaa nahay wahaa nahay dad dhidatkoda cuna ma nihin dad hoolo daden raadsha sida hada raga sida leh ninka ay taagersanyihin oo hoolaha oow ku tar tamayo ay yihin hoolo dad kale leh

mid labaat hadaa heysano barlamaan wah la aan ma nihin oo wahaa dhaana dad ku jira 4.5 ka dad ka mid ah hada 4.5 mid baa maqan oo kursiba leheen oo 3.5 aa lagu qeebsada marka midaas ha ilaawina ee taas ogaada waha mesha yala aa wahey tahay mida laga soo tagey ee afarta ku eheet in ay wah la aan tahay mesha ku arka anaga baarlaan iyo madahweyne unba isku darsaneyna ama   siayada dhan aan ka baheyna anaga oo isku darsan laba kursi hadal nagama istagayo ee midaa ogaada dadkina leh barlamaan mahaa u raadineysan wahaa sharci ah in aan raadino  labada kursi wsc

By: Mohammed Rashid
Ciid wannaagsan dhammaan Umadda Islaamka ha meel kasta oo ay joogaan tan kale aad ayaad u fiicantihiin balse waxaa la yaab leh sababta aad ugu rixeysaan Prof.Jawari Gudddoomiye Baarlamaan yaa u diiday inuu isu soo sharaxo Madaxweeyne Soomaaliyeed ,marka waxaan idin leeyahay ka fiirsada waxaad u soo gudbinaysaan Dadka soo booqda Bogga Baidoamedia.com

Waad mahadsantihiin

Mohammed Rashid Madaxweeynaha Jubaland State of Somalia.

By: ALLAA WEYN
WAA MARKII UGU HOREEYSAY TAARIIKHDA MADOW EE DIGIL IYO MIRILFE LAGU SAXI DOONO.    WAAA IN LA SOO AFJARAA TAARIIKHDA MADOW, EE GURACAN EE SHARIIF XASSAN.  KUWA SIDA INDHO LAAANTA AH, DURBAANKA U TUMAAYO, WAA KUWO, WEEL BANAAN BIYO KU SHUBAAYO.  WADANIYADDA LACAG YAR LAGUMA IIBSAN KARO.  WAA IN MARKA HORE LA HELAA HOGAAMIYEYAAL, AQOON IYO WADANIYAD LEH,  MA DOONEYNO, JAHAWAREER,  BEEN  IYO KHIYAAMO UMADDA DIGIL IYO MIRIFLE LAGU HOGAAMIYO.   WAA WAQTIGII LA SOO AFJARI LAHAA TAARIIKHDA MADOW EE DIGIL IYO MIRIFLE.     GUUL PROF.  JAWAAREY IYO DHAMAAN INTA WADANIGA AH.

GUUL.