Shabakada warbaahinta baidoamedia.com ayaa waxaa maalinba maalinta ka dambeysa soo gaarayo dhambaalo taageero ah oo lala garab taaganyahay musharaxa gudoomiyanimada baarlamaanka cusub ee uu dalka Soomaaliya dhawaan yeelanayo Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari.
Dhambaalada taageerada ah ayaa waxaa soo diraya aqoonyahanka iyo indheer garadka beel weynta Digil iyo Mirifle ee dunida dacaladeeda sida dalalka Mareykanka, UK, Sweden, Norway, Finland, Holland, Sacuudiga, Qatar, Soomaaliya gaar ahaan magaalooyinka Muqdisho, Baydhabo iyo Buur hakaba.
Prof. Jawaari ayaa loo arkaa inuu yahay shaqsi ku xeel dheer siyaasada isla markaasna aqoonyahan wax badan xumaanta iyo samaanta kala fahansan isaga oo wax kasoo qoray dastuurka cusub ee Soomaaliya.
Prof. Jawaari waxa uu xilal kala duwan kasoo qabtay dowladihii dalka Soomaaliya soo maray isaga oo ah qof magac iyo maamuus ku dhex leh guud ahaan ummada Soomaaliyeed gaar ahaan beel weynta Digil iyo Mirifle.
Hadaba waxaa la dhowrayaa inuu ku guuleysto doorashada gudoomiyaha baarlamaanka cusub ee Soomaaliya si uu wax weyn uga qabto baarlamaanka lagu wareeray ee Soomaaliya islamarkaasna uu wax uga bedelo siyaasada halka shaqsi ku kooban ee Digil iyo Mirifle oo hada u muuqata mid jar dheer ka laad laada.
Dhawaan ayaan idiinsoo gudbineynaa magacyada aqoonyahanada, siyaasiyiinta iyo indheer garadka taageerada dirayo.
Baidoa media
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com
marka hore waxaa mahadah iska leh allihii na awuurtey oo naga dhigey Muslim oona naga dhigey qoom jira adunyi iyo aaqiraba mida lawaad waxaa sharaf gaar leh websiteka Baidoameia,
oo nosoo gudbinaya waraarka aqiida ah, hadeey nunahay bahweenta DM waxaan 100% aan tageero hiil iyo hoba la garabtaganahay Proff:Mohamed Osman Jawaari waa nin ka dhisan xaga aqoonta iyo siyaasadaba dhinac walba markaad u eegto hadeeynu nahay DM waxaa nala degay rag aqoon iyo siyaasad mikoodaba aan la heen oo ilaa iyo hada u oon qawaan in ay lumiyaan sharafta iyo midnimada qoomiyada DM waxeynu leenahay hadaan nahay dhaliyarada DM ee ku noo arliga U.K way dhamaatey xiligii jihilnimada hada waa xiligii aqoonta , mana aqbaleeno in halqof oo shaqsi ah oo afduub nooga heesto , guuul qomiyada DM guuuuuuuuuuul Proff: Mohamed Osmaan Jawaari
S/C bahweenta Badiomedia salaan ka dib Thanks, anigoo ah jaliyada digil mirifle oo degagan U.K gaar ahaan London waxaan tageersanahay Proff: kuma tagereeno qawiil ee waxaan ku tageerena aqoontisa waayo wuu dhamaadey xiligii qori 21 sono hada waxaa soo socda 21 sano kale oo qalin la isku la isku xaadayo marka walaaliya ha la isku sabro ee ninkas nikii ka aqoon badan ha siyo jaanis si hormar ee u gaarto qoomiyad digil & mirifle Proff: M.O Jawaari waan ku taagerney ee noolow wiligaa, waxaan dhihi jirney, luuqada may mayga , jug hadii weertoo anii kiila jiree jaale siyaad, marka hada sheekada waxay tageesa jug hadii yeerto Proffessory anaa kula jiraaa guul ayaa ku rajeenena byyyyyyyyyyyyyyy
waad salaaman tihiin kadib waa arin la layaabo in dad degan dhulka intaa la eg ee barwaaqada ala ku maneystey meesha la rabey iney iyaga wax qeybiyaan oo waxa qiimaha leh iyaga lagu sharfo maanta kooda wax bartey kooda aan wax baran ku qanacsan xameetida xoolaha ama sambabka waa yaab maxaa waxa fiican u arki la,agdihiin kama xumi jawaari inuu musharah yahay laakiin waa in uu isku soo taagaa madaxweynaha soomaaliya laakiin shariif hasan baan diidan nahay oo jawaari ayaan ku taageereynaa gudoomiya baarlamaanka taas waa sharaf dhac maanta maxaatiri waa naxsan yihiin laakiin naxdinta idinka ayaa ka fujinaaya u daaya shariif hasan ha gilgilo hadaan madaxweyne gefno waxaan heleynaa raisalwazaare kadib jawaari iyo intii uqalanta aan geysano mahad sanidiin
SHARIIF SAKIIN IYO INTA RAACSAN WAXAAN KULA TALIN LAHAA INEY SO AFJARAAN SIYAASADDA GURRACAN EE D&M UGU HORSEEDI JIREEN MUGDIGA IYO KALA DHAN TAALIDDA IYAGOO KU DANEYSTEY SHARAFTII IYO KARAAMADII D&M MIN BEEL, DHAQAN, AQOONYAHAN ILAA IYO KAN MASKIINKA AH OO AY XAQOODA IIBSADEEN.
BEELAHA SOMALIYED WAXAAN KA CODSANAYAA INEY WAREEGA KOOWAAD UGU YABOOHAAN CODKOODA MR JAWAARI SI AY UGU GAR GAARAAN BEESHA D&M OO HADDA AH BEESHA UGU DHIBAATEYSAN OO HOGAANKEEDA HAAYA JAAHILIIN, MORAYAAN, TUUGO IYO KUWO AHLUL FITNO AH, SI AY BEESHANA WAQTIGEEDA U TAAGEERTO XAQA UNA BADBAADISO SIYAASADDA SOMALIA.
HADDII AY SOO NOQDAAN XARIIF SAKIIN IYO KOOXDIISA WAA RAJO BEEL U SOO HOOYATEY BEESHA D&M IYO FITNO CUSUB OO LA DHEX DHIGI DOONO BEELAHA SOMALIYED OO DHAN.
WAA MARKII UGU HOREEYSAY TAARIIKHDA MADOW EE DIGIL IYO MIRILFE LAGU SAXI DOONO. WAAA IN LA SOO AFJARAA TAARIIKHDA MADOW, EE GURACAN EE SHARIIF XASSAN. KUWA SIDA INDHO LAAANTA AH, DURBAANKA U TUMAAYO, WAA KUWO, WEEL BANAAN BIYO KU SHUBAAYO. WADANIYADDA LACAG YAR LAGUMA IIBSAN KARO. WAA IN MARKA HORE LA HELAA HOGAAMIYEYAAL, AQOON IYO WADANIYAD LEH, MA DOONEYNO, JAHAWAREER, BEEN IYO KHIYAAMO UMADDA DIGIL IYO MIRIFLE LAGU HOGAAMIYO. WAA WAQTIGII LA SOO AFJARI LAHAA TAARIIKHDA MADOW EE DIGIL IYO MIRIFLE. GUUL PROF. JAWAAREY IYO DHAMAAN INTA WADANIGA AH.
GUUL.
Ciid wannaagsan dhammaan Umadda Islaamka ha meel kasta oo ay joogaan tan kale aad ayaad u fiicantihiin balse waxaa la yaab leh sababta aad ugu rixeysaan Prof.Jawari Gudddoomiye Baarlamaan yaa u diiday inuu isu soo sharaxo Madaxweeyne Soomaaliyeed ,marka waxaan idin leeyahay ka fiirsada waxaad u soo gudbinaysaan Dadka soo booqda Bogga Baidoamedia.com
Waad mahadsantihiin
Mohammed Rashid Madaxweeynaha Jubaland State of Somalia.
asc salaan ka dib prof.jawaari wa nin cilmi leh isla markana ka soo bihi kara hilkaas wana ku taagersanahay anoo ku taagerin magac qabiil ee aa ku taagerey magac cilmi dadka leh dm dhul balaran oo weyn ay leyihin mahey u raadin waayen madahweyne dadka leh aan u jawaba qofki wah yer ku sabra ilaah aa siinaya waha weyn wah kasto wahaa ka muhiimsan tii akhiro dm hadaa nahay wahaa nahay dad dhidatkoda cuna ma nihin dad hoolo daden raadsha sida hada raga sida leh ninka ay taagersanyihin oo hoolaha oow ku tar tamayo ay yihin hoolo dad kale leh
mid labaat hadaa heysano barlamaan wah la aan ma nihin oo wahaa dhaana dad ku jira 4.5 ka dad ka mid ah hada 4.5 mid baa maqan oo kursiba leheen oo 3.5 aa lagu qeebsada marka midaas ha ilaawina ee taas ogaada waha mesha yala aa wahey tahay mida laga soo tagey ee afarta ku eheet in ay wah la aan tahay mesha ku arka anaga baarlaan iyo madahweyne unba isku darsaneyna ama siayada dhan aan ka baheyna anaga oo isku darsan laba kursi hadal nagama istagayo ee midaa ogaada dadkina leh barlamaan mahaa u raadineysan wahaa sharci ah in aan raadino labada kursi wsc
ciid wanaagsan,
aniga waxaan oranlahaa prof jawaarey waa nin karti iyo aqoon u leh 3da jago ee ugu sareyso waa nin aduunkoo dhan laga ictiraafsan yahey waa nin nugu hagi karo maamul iyo wado sharaf leh waa nin soo celin karo nidaam iyo lkala dambeentii nagana saari karo foowdada iyo duliga mana ahan nin hunguri doon ah ee waa nin danta guud ka shaqeeya. waxaan aaminsanahey in uu yahey shaqsi nadiif ah oo waayo aragah. sidaasi darteet waan ku tageereynaa. guul ayaana kuu rajeynaynaa.
Ciid Wanaagsan dhamaan umada Soomaaliyeed oo joogta aduunka oo dhan.
Waxaan rajeynayaa in Prof. Mohamed Sheikh Cisman Jawari uu guuleysto. Ilaaheyna habad baadiyo. Reer D & M qof siinkasow, siinla kulaadow geega hasiin bahi. Weerarking duubada, isinga iska duubama, halkoonagida.
Loving Maay sister from UK
aniga waxan tager sanahy pr maxamed jawari maxayelay waa qofkii aan kuriyonaynay in uu malin malmaha kamid ah wadankeena wax uqaban doono
asc wr wb waxansalamayal umada soomaliyeed meel kasta ay jogan waxana uamalayna inay so dhawatay nabadii soo maliyeed oo aan sugaynay mudo dheer waxana rajayna pr maxamed jawari in uu kuguleysto insha allah maxa yelay waa qof mutacalim ah oo wadanka wax kabedeli doono insha allah waxana urajaynaya wadanka soomaliyeed nabad iyo qayr bash bash iyo barwaqo waxana rajaynaya in dhaman umada ay garab tagan yihin meelkasta ay jogan waxan salamaya dhaman umada somaliyeed iyo diyo m insha allah nabad iyo barwaaqo ku nolado
A/C dhamaan soomaali weyn meel ale meeshay joogaan.
Prof. Mohamed Sheikh Cismaan Jawari waan taageereynaa oo ilaahey ha badbaadiyo..aamiin.
siin salaami intii af maay ki dohowaasi kolay fursid qaali eh oo haniin maraane taawiyee marki ki faaideysinooy walaalkani naftiis haniin huri way ninkastoo damiirleh ki codsidee in codshee siiyoo Prof. Jawaarey Wabillaahi Tawfiiq
Proffesor Jawari is the right man for this post [ Speaker] Markaan television-ka Ka arko aad ayaan ugu farxaa, quruxdiisa iyo codkarnimadiisa, waxaan ku faanaa inaan dhaho, waa ina adeerkey:-D