LIVE RADIO

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

SOMALI LINKS

Suudaan oo aakhir saac ka badisay Xulka Qaranka Soomaaliya.

Xulka qaranka Soomaaliya ayaa guuldaradii labaad waxey kalasoo kulmeen xulka qaranka Suudan, qaranka Soomaaliya ayaa maanta muujiyey cayaar wanaagsan ka fiican tii daraad ay la cayaareen xulka qarankaBurundi aaqir saacii cayaarta ayaa xulka qaranka Suudaan waxey dhalsheen goolkii guusha.

Natiijada cayaarta ayaa waxey kusoo idlaatey 1-0 badiska Suudaan ayaa waxey xulka qaranka Soomaliya  ku ridey niyad jab aad u weyn maadaama ay cayaareen labo kol lagana badiyey.

Guruabka B  ayaa waxaa ku wada jira Soomaliya, Suudaan, Burundi iyo Tanzania sedex koox ayaa waxa ay leeyiin min sedex dhibcood laakiin caawa waxaa fooda is dari doona xulalka kala ah Burundi vs Tanzania.

 

Aadan Xasan Maxamed.

Baidoa media.


NAGALASOO XIRIIR

baidoamedia@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *


*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>