Shil gaari oo ay dad ku dhinteen oo ka dhacay magaalada Muqdisho.

<

Waxaa magaalada Muqdisho galabta ka dhacay shil gaari oo ay ku dhinteen ugu yaraan laba qof halka mid kalena uu ku dhaawacmay.

Gaariga oo ahaa nooca loo yaqaano Kaaribka ayaa waxa uu si xowli ah kagasoo degay wadada ka timaada dhinaca buundoyinka ee soo gasha isgoyska dabka.

Wadaha gaariga oo fariin ka waayay gaariga ayaa waxaa dhacday inuu horay turuuska ugusii qaado qof wadada marayay sidaasna uu qofkii ku dhintay halka injineerkii dhisayay guri dabaq ah oo isgoyska dabka ku yaalana uu ku dhintay sidoo kale shilka gaari ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaa sidoo kale dhaawac soo gaaray darawalkii gaariga oo lagu daweynayo isbitaal Madiina.

Magaalada Muqdisho ayaa ay wadayaasha gaadiidka xawaare sare ku kaxeeyaan baabuurtooda ayada oo aanay weli si hagaagsan u howlgalin calaamadihii wadooyinka.

cash advance loanstent/uploads/2012/12/shilgaari1.jpg” alt=”” width=”600″ height=”401″ />

Baidoa media.

zp8497586rq


NAGALASOO XIRIIR

baidoamedia@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Comments are closed.