Comments on: Shariif Xasan oo mar kale ergo usoo diray Prof. Jawaari

By: bashiir ali adan
sxb abdi rizag waxaan kuweydiinaa adiga maxaa tahay eelaayda tuuksata se mataqaanaa adiga xalaal maa tahay mise xaaraaan hooyadaa maweydiisey mataqaanaa qofka ku dhalay mise waa la iska hadalaa ayaa u hadleysaa war sioyaasada maanta tuug iyo wecel boos ugama banaana waxaa loo baahanyahay baahida digil iyo mirifle cida dabooli karta waana jawaari markaa dadka qaar kahadleysid u fiirso hadalkaaaga anaka waxaan kahadleynaa danta digil iyo mirifle waan danteena inaan helno hogaan daacad ah

By: idris
Haddii  Jawaari  uu ka tanaasulo   musharaxnimada  Guddoomiye Barlamaan ,  Shariif Xasanna  uu ku guulaysan waayo jagada Madaxweynaha, maxaa ku dhici doona  Digil iyo Mirifle?    Jago seeg, Kursi  la’aan iyo meel eber ah.

waxaa ila quman labaduba in aaney ka tanaasulin  oo ay iska sii wataan ololohooda si  wax uun loo helo.

Tanaasulka Jawaari  siyaasad istraatiji  uma aha beesha.

Ma flilaayo Shariif Xasan in loo dooran doono madaxweyne, mana filaayo Jawaari inuu gefi doono Kursiga Guddoomiyaha Barlamaanka.

Labadooda kii guulaystaba  magac uun ma ogiye ma filaayo iney wax tari doonaan dadkan dhibbane ee Digil iyo Mirifle.

Magacuba wax la’aan buu dhaamaaye , garab ha la siiyo labadaba.

By: Ra;yi madiide
Marka hore wad salaamantihin dhammaan milkiilayaasha iyo dadka ku taxan website-kan.

mida kale walaalkay magacwayn ayaad wadataa oo a ALLAA WEYN waa magac aan wax laga sheegi karin. walaal ninka aad ka hadlayso waa nin mutacallim ah, waan ogahay aqoonyahan waxaad u taqaanaa nin shahaado jaamcadeed haysta , balse Qu’aanku waa  aqoonta aad ku kalsoontahay meesha ay ka timid.

qof waliba marka uu xilka qabto xukunka kaligiisa malahan ee waxaa lashaqeeya aqoonyahanada aad ku kalsoontahay .

walaalkayoow, Sharif Hassan Sheikh Aden waa ninka kaliya soo celiyay sharafta qowmiyadaha D&M,waa ninka kaliya D&M ah oo isu sharaxay xilka Madaxtinimda wadanka Soomaaliya, waan ninka kaliya oo u ololeeyo midaynta goboladeena iyo waliba horumarintooda ,ama waxaad ku qanacsantahay inaad waligaa aad kursiga Guddoomiyaha Barlamaanka aad ku dhaganaato?!

marka maxaad ku diidantahay Shariif Xasan Shiikh Aadan??

waxaan kaa sugaa jawaab faah-faahsan .

mahadsanid,

By: ALLAA WEYN
WAR WAXAA SU AAL IIGA AH, DAKA HADDA RABO IN QOF INDHO LAHEYN AH KA MAR LABAAD KA DHIGTAAN HOGAAMIYE, OO RABO INUU SIYAASADDA HOGAAMIYO.  WAR DIGIL IYO MIRIFLE, 10 SANO KALE AYAAN DIB U DHACDEEN, WAAYO, INTA BADAN XILDHIBAANADA BAARLAMAANKA IYO ODOYAASHA WAXAA GACANTA KU DHIGEY WAA SHARIIFKA HASSAN. OO AH, NINKAAD ARAGTEEN. WAR XAGEEN U SOCONAA, WAR MAXAA NAGU DHACY, WAR AAWEY AQOONYANKEENII, WAR MAXEY BAARLAMANKA U GALIWAAYEEN.  WAA DHIBATO KALE, OO NAGU DHACDEY, WAR MAXAA LOO TAAGEERI WAAYEY, DADKA AQOONTALEH, INEY NA HOGAAMIYAAN.   WAR DADDOW, DAREEN LA AANKA WAXAAD KU DARSATEEN DOQONIMO, WAR SIDII QOF INDHOOLE OO KALE AH, AAD UDHAHEEN WADADAAN NA MARI, OO QOF AQOON LENA AAD U DIIDEEN, WAR INTA BADAN XILDHIBAANADA HADDA BAARLAMAANKA KU JIRO WAA DAD SHARIIFKA U GADAN OO XERO KU XIRAN, OO AAN KA HADLI KARIN, ARIMAHA DIGIL IYO MIRILFE.

INSHA ALAH, WAAA GUULEYSANDOONAA JAWAARYE, WAXAAN NA HOR YAALA WAAA IN DHAMAAN DIB LOO SAXO QALALDKA SHARIIFKA UU KU SUUBIYYE UMADDA DIGIL IYO MIRIFLE.

GUUL

ALAA WEYEN

By: abdi
wxaan layaabanahey ninka hadda taageeraayo sakiin oo ah nin layaqaano umadaan D M meel ey u jeedaan lamayaqaano lilaahi