Comments on: Shariif Xasan ma isagaa is matela mise waxa uu matelaa Digil iyo Mirifle?

By: ufuroow
webkan cid dan gaara aas u shaqeeyo ma jiro danta guud umadaas ka hadlaa shariif sakiin qof walba yaqaan wuxuu galo jaahil doqon wax walba oo xumaan ah ayu sxb la yahay siyaasadna wax kama yaqaan caada qate tuug qiyaanoole jir jiroole waligiis kama hadlin danta dadkiisa ha 1$ ankee ma siin tuugada lee lacag siiyaa cid aan tuug aheen wax uma qabto malaaqyadi ayuu sharafta uga dhacay hanjabaad iyo iyo caay ayaas iusgu daray cidi ka soo horjeesat damaciisa xun ee qar iska tuurka iyo gumeeysi u adeega ku saleeysan  raunti maba garanayo wax aan ku sifeeyo mida kale waxaan halkan uga hambalyeeynaa aqoon yahay jawaareey waxaan kaloo uga digaa qofka ku guuleeysat madaxweeynaha somalia in uu shariif uusan u magacaabin wax jago ah mana ahan ruux matala qowmiyada digil iyo mirifle waxaan ka digaa ruuxi ku soo baxa madaxweeyne nimo ee jago u magacaabo shariif sakiin in aan labadoodaba isla tuuri doono  viva jawaareey

By: sara
walaal ali somali walala waad caay tamaysaaa webkaan ma ahan cadowga DM ee waaa iftiimiyaha DM ee haku fogaaan xaqiiqda uuwna idiin sheegaaa any time sakiinta waa tuug calooshiis u shaqaysta ah ee gatay sharafka DM ceebeeyay magaceeena waa duli asoo saqiira aaba rooneyd hadhaco aan leeyahay sakiin

By: Ali Soomali
waxaan ogaanay in websitka Baidoamedia.com uu u shaqeeyo cadowga D&M, waayo intaas waxay dabataagan yihiin oo ay ceebeynayaanama canbaareynayaan nin doorka D&M. Sharif Xasan waa ninka keliya ee D&M oo hadafkiisu yahay inuu madaxweyne Somaliya ka noqdo, nin kale oo D&M oo ku riyooday inuu kursigaas haweysto ma jiro, sida USA aan ka aheyn Obama nin madow oo ku riyooday xitaa inuu madaxweyne noqdo ma jiro. si damacaas ka soo baxay nin D&M loo joojiyo waxaa la adeegsanayaa wax-magrato sida  baidoamedia , iyo kuwan halkan wax ku qoray sida A-weyn, Abdishek, Amin Caamir oo beryahan loo yaqaano AMIN CALLBOX oo ka dambeeyo farmaajo. D&M toos oo baraarug, marwalba somali hadabasoconina ee markan Somali horsocda si hadafkaas aan u gaarno waa inaan taageero buuxda siina Shariif Xasan

By: abdishek
baidoamedia siwanaagsan waayo waxaad sobandhigtaa dalaalinta D M shaqadooda marka waan idiin mahadcelinaayaa

By: Rra
Viva sharif Hassan sharfta iyo dadnimada aad ladahay mantaa aad ladahay

Sharif Hassan aa ku kaanay waa maxaad rabtaa inoo elmahaa ku koriyoo

Sharif Hassan somali dhan haday diidow bashaa calmkaa rabaa baxaa bartiina

Is ka fashta siyaasad wax kamataqaaniin kkkkkkkk waxaad u malaaysa DM iino

Masha kaanay misa kuhayow aqli xumaa

Muxoo no qabtaay muxuu no qabtay nii maan waa waan oo waxaas ku hadlaaya

Waa yaab waan ii deen aqaana nii mankaa maxaan so qorayaa waa nimanka waxaa bartay oo dayasporaha ah oo fadhi ku dirirka ku dhagasta Nin somali ku ahaan jiri gulwaday subxanalaah

Viva sharif Hassan madaxwayna marku naqdana wadankana waan gadanaynaa kkkkkkkkkkkkk

By: Aden Ibraahim
XARIIF XASSAN WAA SIDA UU AMIIN CAAMIR U CABIREY UNA SAWIREY LAAKIN WUXUU ADEEGSADAA EEYO UU MAR WALIBA EE UU DANI LEEYAHAY U TUURO LAF QALALAN OO AAN HABA YARAATEE HILIB SAARNEYN HABA U BADNAADAAN KUWA UU DHAQANKA IYO AQOONYAHANADA KA DHIGTEY.

WAXAA FIICAN IN LA OGAADO IN MAALIN LALA XISAABTAMI DOONO KUWAAS IYO XARIIFKABA INSHA ALLAH LAGANA JAASIN DOONO DEMBIYADA AY KA GALEEN DIGIL IYO MIRIFLE.

By: ALLAA WEYN
Aniga waxaan la yaabanahey dadkaan sheegta Digil iyo Mirifle oo aanan marnaba aheyn dad xilkas ah oo mar walba siyaasadda Somalida meesha ugu liidatao ka joogo.  Waqti kasto waxaad moodaa ineysan aheyn dad waxa wanaagsan ka shaqeeyo, oo aqligooda uu gaabanan yahey.   War dadnihii sharftiii iyo wadankii oo dhan waxaa ku habsadey hal qof oo la garaayo taariikhdiisa madow, hadana noo adeegsandy lacago wadanka laga dhacey.  War dad yahoy sidaaan isu dhaama.    100 dollar iyo 50 dolllar Sharaftiinii oo dhameed ha ku gadaninina.

Amiin caamir, waa runtiis sida uuu wax u sawirey. Runtii waa xaqiiqda hadaana indha la istireynin.     Aniga waxaan qabaa in Odayaasha Dhanqanka ee Digil iyo mirifle aysan ku kadsanim iney Qalad ka galaan dadka  iyo dalka ay matalayaan oo aysan marnaba dhageeysan Hagardaamada Shariifka.

Aawey Maamul goboleedyadii Digil iyo Mirifle, aawey Wasiiradii ku jirey dowladda, aawey Agaaasimayaashii, Awey Safiiradii, Aawey Shaqaalahi, Dhamaan isga ayaa gacanta ku shubtay,  Aaway Sharfteeniii,    Away Dhulkii Digil iyo Mirifle, dhalinyaroow, aqoonyahahnow,  Culaudiinow, odayaalow, Haweenow, Ciidanow, Ganacsatoow, caruurey, war  baraaruga oo ka kaca Fadhigan.     Calooshiis u shaqeeeste ayaa na hogaamiyay, oo Burburiyay Sharafteenii.