Sarkaal Alshabaab katirsan oo lagu dilay duleedka Baydhabo.

Gudoomiyaha gobolka Bay Cabdifitaax Maxamed Ibraahim Geeseey ayaa waxa uu sheegay inay ciidamadoodu dileen sarkaal katirsanaa Alshabaab iyo sadex kamid ahaa ciidankii uu hogaaminaayay.

Sarkaalka ay dileen

buy generic cialis online no prescription

ciidamada dowlada ayaa lagu magacaabaa Maxamed Xaaji sida uu sheegay gudoomiye Geeseey oo intaas ku daray inay ciidamada Alshabaab soo weerareen fariisin ay ciidamada dowlada Soomaaliya ku leeyihiin duleedka magaalada Baydhabo.

Hadalka gudoomiyaha gobolka Bay ayaanay jirin cid kale oo xaqiijin karto mana jirto cid weli u hadashay Alshabaab.

Dhawaanahaanba waxaa ka socday gobolka Bay dhaq dhaqaaq ay wadeen ciidamada dowlada Soomaaliya oo ay ku doonayaan inay kula wareegaan deegaanada kale ee gobolka kamid ah ee ay weli Alshabaab ku sugantahay.

Baidoa media.

zp8497586rq


NAGALASOO XIRIIR

baidoamedia@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Comments are closed.