Wednesday, May 22nd, 2013

Real Madrid iyo Manchester City oo caawa fooda is dari doona

Champions League ayaa caawa bilaabanaya waxaana kulan dhex mari doonaa kooxaha Real Madrid iyo Manchester City hadii si loo firiyo waxaa cayaaraya kooxda difaacaneysa horyaalka England iyo mida difaacaneysa horyaalka spain Kulanka: Real Madrid v Manchester City
Garoonka: Santiago Bernabeu
Waqtiga: 9:45pm xilliga Afrikada Bari.
LINE-UPka loo maleynaayo in ay soo safaan caawa waa sida hada soo socoto
REAL MADRID
Casillas
Arbeloa, Ramos, Pepe, Marcelo Alanso
Ozil Modric, Cristiano Ronaldo
Benzema. khadari
MANCHESTER CITY waxaa laga yabaa in ay soo safto sida tan
Hart
Maicon, yaya, Lescott, Clichy
Kompany Toure, Barry
Silva, Nasri
Tevez, Aguero  waxaa cayaar aad loo wada sugaayo aduunka caawa waana cayaar xamaasad badan leh maadaama ay Realmadrid ay tahay kooxda Man city ma’aha koox dab yar shideyso caawa iyo barnaboo staduim.

 

Aadan Xasan Maxamed.

Baidoa media.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply