Dhamaan hawl wadeenada iyo maamulka guud ee shabakada warbaahinta http://baidoamedia.com waxa ay guud ahaan ummada Muslimiinta ah gaar ahaan ummada Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaan curashada bisha Ramadaan ee barakeysan.
http://baidoamedia.com waxa ay leedahay, ”Halaga faa’ideysto bishaan hana laysku gar gaaro oo cibaadada iyo Quraan aqriska oo isaga qudhiisa cibaadada kamid ah hala badsho”
Maamulka shabakada warbaahinta http://baidoamedia.com
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com