Raisalwasaare Saacid oo soo dhameystiray golihiisa wasiirada. (Akhriso magacyada)

Raisalwasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo horay u magacaabay toban wasiir ayaa maanta waxa uu magacaabay wasiiru dowlayaal iyo wasiir kuxigeeno 35.

Tirada uu magacaabay raisalwasaaruhu ayaa kala ah shan wasiiru dowle iyo labaatan wasiir kuxigeeno taasoo ka dhigayso tirada guud ee golaha wasiirada xukuumada federaalka Soomaaliya

Magacyada Wasiiru dowlayaasha:-

1-Faarax Sheekh C/qaadir Wasiiru dowlaha Madaxtooyada
2-Dr Maxamed Nuur Gacal Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibada
3-Mahdi Maxamuud Cali Wasiiru dowlaha Arrimaha gudaha
4-Maxamed Rashiid Sheekh Daahir Wasiiru dowlaha Maaliyada
5-Maxamuud Ismaaciil Barqadle Wasiiru dowlaha Horumarinta iyo Adeega bulshada

Magacyada Wasiir kuxigeenadabuy cialis online safely>

1-Eng maxamed Aadan Axmed W/kuxigeenka arrimaha Dibada
2- Jamaal Axmed Barrow W/ ku xigeenka arrimaha dibada
3- Xasan Ibraahim Maxamed W/ku xigen arrimaha gudaha
4- Jaamac Axmed Maxamed W/ku xigen arrimaha gudaha
5- Maxamed Xasan Aadan W/ku xigen maaliyada
6- Abuukar Xasan Cali W/ku xigen maaliyada
7- Bashiir Maxamed jaamac W/ ku xigeenka horumarinta
8- Maxamuud Macalin Yaxye W/ku xigeenka hormarinta
9- Fahmo Axmed Nuur W/ku xigen cadaalada
10- Xasan Maxamed Jimcaale W/ku xigeenka cadalada
11- Nadiifo Maxamed Cusmaan W/ku xigeenka howlaha guud
12- Cali Shekh Maxamed W/ku xigeenka howlaha guud iyo gaadiika
13- Siciido Xasan Cusmaan W/ku xigeenka Qeyraadka
14- C/raxmaan Maxamed Geedi W/ku xigeenka Qeyraadka
15- Axmed Maxamed Maxamuud W/ku xigeenka gaashaandhiga.
16- C/raxman kulmiye Xirsi W/ku xigeenka Gaasgaandhiga
17- C/qadir Sheekh Ismaacil W/ ku xigeenka Ganacsiga
18- Maxamed Cali Xagaa W/ku xigeenka Ganacsiga
19- C/shakuur Cali Mire wasiir ku xigeenka warfaafinta
20- Ibraahim Isaaq Yaroow wasiir ku xigeenka warfaafinta.

Baidoa media.

zp8497586rq


NAGALASOO XIRIIR

baidoamedia@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Comments are closed.