Saturday, May 25th, 2013

Raisalwasaare Gaas oo si heer sare ah loogusoo dhaweeyay Xama.(Sawiro)

Raisalwasaaraha xukuumada KMG Soomaliya mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo dhawaan kagasoo qayb galay dalka Talyaaniga shirkii ururka xiriirka caalamiga oo lagaga hadlayay arimaha Soomaaliya ayaa maanta si heer sare ah loogusoo dhaweeyay magaalada Muqdisho.

 

Baidoa media.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply