Maalinba waxbaa la arkaaye, askariga nidaam ahaan madaxweynaha u gadaal istaago ayaa waxa uu si aan gabasho lahayn dhinacyada iskaga riixayaa raisalwasaarihii hore Cabdiweli Gaas iyo kan cusub Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ilaa uu Gaas inta gacanta soo qabtay raisalwasaaraha cusub u muujiyay inuu dhinac istaago madaxweynaha.
Hadaba maxaa kala qabsaday askariga iyo raisalwasaaraha cusub iyo kii hore?
Nala daawo.
Baidoa media.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com