Waxaa Kaalinta Sedexaad Galey Marcello Lippi waxa uu Wataa Kooxda F.C Guangzhou Evergrande.
Waxa uu ku muteystay guulihii uu lasoo qaatay kooxdaan oo uu gaarsiiyey guulo la taaban karo Marcello Lippi wuxuu noqdey macalinka Sedexaad ugu lacagta badan aduunka Wuxuuna qaataa lacag dhan €10m) )
Lasoco qaybta xigta macalimiinta ugu mushaarka badan aduunka
Aadan Xasan Maxamed
Baidoa media.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com