sale viagra onlineontent/uploads/2012/12/Fabio-300×218.jpg” alt=”" width=”300″ height=”218″ />Waxaan maanta idiin haynaa tababareyaasha ugu mushaarka badan aduunka iyo (qaybta 7aad)
Waxaa kaalinta todobaad galey Fabio Capello oo wato Xulka Qaranka Russia.
Waxa uu ku muteystay guulihii uu lasoo qaatay kooxaha Real madrid qaranka Egland uu la joogay oo uu gaarsiiyey guulo la taaban karo.
Fabio Capello wuxuu noqdey macalinka todobaad ee ugu lacagta badan aduunka.
Wuxuuna qaataa lacag dhan ( €7.8m)
Lasoco qaybta xigta macalimiinta ugu mushaarka badan aduunka
Aadan Xasan Maxamed
Baidoa media.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com